Hogaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Madaxwayne Xaaf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirro)

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa kusii qul qulaya Madax kala duwan oo ka qeyb galeysa Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni. Waxaa gabal dhicii maanta magaalada Garawe gaaray Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Masuuliyiintan waxaa garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe … Continue reading Hogaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Madaxwayne Xaaf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirro)